Home. \\ About US

Dalsoor is an independent online video platform designed to serve the Somali global community. We are here to connect them, inform and educate. We will be the voice of ordinary Somalis. We wil conduct interview, asking real questions. We will highlight wrongdoings and bad practices.

---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Dalsoor waa warbaahin madax banaan, soo bandhigaya muuqaallo, una adeega Soomaalida caalamka kala joogta. Ujeeddadanadu waa in aan isku xidhno, war galino aana wax barno. Waxaan cod u noqonaynaa dadka shacabka ah. Waxaan samaynaynaa waraysiyo annagoo waydiinayna su'aalo dhab ah. Waxaan tilmaamaynaa khaldaadka iyo dhaqan xumada.