Home. \\ Categories. \\ Business .

Dawaarlayaasha Soomaalidaa ugu fiican - Somali designers are the best

21 Oct , 2016.

Soomaalida waxaa ku jira dawaarlayaal aad ugu wanaagsan dhar tolidda laakiin waxay la tartamayaan shirkado caalami ah oo waawayn. Si'aan kor ugu qaadno magaca 'Made in Somalia', waa inaan taageernaa dadeenna.

There are many Somalis who are brilliant clothes designers but they are competing against big global firm. To grow the 'Made in Somalia' brand, we must support our people.