Home. \\ Categories. \\ Interview.

#Diiradda #Dalsoor: Maktabada Hargeysa - Hargeysa Library

04 Nov , 2016.

#Diiradda #Dalsoor:

Maktabad Hargeysa laga dhisayo, taasoo lagu dhawrayo af-Soomaaliga, suugaanta iyo taariikhda Soomaalida. Waxaa loo baahanyahay in goobahaas oo kale laga dhiso magaalo iyo tuulo walba.

The building of a library in Hargeysa to preserve the Somali language, arts and history. We need to build a similar centres in every town and village.