Home. \\ Categories. \\ Culture.

#Diiradda #Dalsoor: Af-Soomaaliga iyo Jiilkan - Somali language and the current generation

09 Nov , 2016.

#Diiradda #Dalsoor:

'Ma doonayo inay caruurtayda bartaan af-Soomaaliga. Wax faa'iida ah ma laha,' Waxaa sidaas yidhi wiil Soomali ah oo jooga Eastleigh. Jiilkan Soomaaliyeed ma lagu aamini karaa inay dhawraan af-Soomaaliga?  

'I don't even want my children to learn the Somali language. It has no benefit whatsoever,' says a Somali man in Eastleigh. Can the current Somali generation be trusted to safeguard the Somali language?