Home. \\ Categories. \\ Culture.

Maanso: Is-Aqoonsi - Xaashi Ibraahim Siciid

09 Nov , 2016.

Maanso: Is-Aqoonsi - Xaashi Ibraahim Siciid
Ubadkiyo caruurtuna
Yey kuu eersan adigee
U dhig oo bar oo sheeg
Inuu yahay qof Soomaa
Abkiisuna ab nool yahay