Home. \\ Categories. \\ Business .

Soomaaliya waa qaran lacag la'aan ah? Somalia is a nation without its own currency?

11 Nov , 2016.

Shilin Soomaaligii wuu sii dhammaanayaa - dhaqaalihiina waxaa gacanta ku haya shisheeye iyo maal-qabeeno tira yar oo Soomaaliyeed. Qaran lacag la'aan ah ma jiri karaa?

The Somali Shilling is disappearing - our economy is in the hands of foreigners and few businessmen. Can a nation without its own currency exist?