Home. \\ Categories. \\ Culture.

Dagaalka lagu hayo beeraleyda Soomaaliyeed – War against Somali farmers

11 Nov , 2016.

‘Waxaa caalamka maanta siidhka wax laga beeranaayo gacanta ku haya shariikado waaweyn oo reer galbeed ah.’ Sh Ismaaciil Dheeg oo ka hadlaya dagaalka lagu hayo beeraleyda Soomaaliyeed.

‘In the world today, the seeds used for planting is controlled by big western organisations,’ Sh Ismaaciil Dheeg talking about the war against Somali farmers’