Home. \\ Categories. \\ Culture.

Gabay: Mushkilad - Mustafe Cabi Xuseen

19 Nov , 2016.

Gabay: Mushkilad - Mustafe Cabi Xuseen 

Calamada la wada mutiyo
maamullada yaaci
 Iyo tobanka madaxweyne ee
midiba meel ootay
 Mid waliba ka kale 
uu minjaha xaabin