Home. \\ Categories. \\ Business .

Caanaha xoolaha mise caanaha budada? Fresh dairy milk or powdered milk?

19 Nov , 2016.

Soomaalidu waxay ku jiraan dadka ugu xoolaha badan dunida - caano bulshada ku filanna waa la heli karaa. Haddana waxaan isticmaalnaa caano budo ah, dhul shisheeye laga keenay oo dhacay. Maxaa sababay?

Somalis have one of the largest livestocks in the world and could produce fresh milk enough for the society.
Yet we consume powdered-milk, imported from foreign countries that is expired? Why?