Home. \\ Categories. \\ News.

QALBIDHAGAX FAMILY - QOYSKA QALBIDHAGAX

06 Sep , 2017.

QOYSKA QALBIDHAGAX: Farmaajo 'waan taageersaneyn, waan u mashxaradnay, waan u durbaan tunnay...' Laakiin wuxuu ku abaal mariyay qoyskan inuu aabihii reerka u gacan geliyo Itoobiya.