Home. \\ Categories. \\ News.

XAASKA QALBIDHAGAX: XAMDI MAXAMED

18 Nov , 2017.

'Xildhibaanada waxaan leeyahay, ummadda Soomaaliyeed xil bay u hayaan, xaq bay u qaadeen...' Waa Xamdi Maxamed, xaaska Qalbidhagax, oo la hadlaysa dooda baarlamaanka ee dhiibistii Qalbidhagax.