Home. \\ Categories. \\ News.

DHALLINYARO SOOMAALIYEED OO CAAWISA BAALASHLAYAASHA - YOUNG SO...

03 Dec , 2017.

'Qarixii Soobe markuu dhacay wixii ka dambeeyay waxaan u istaagnay dhallinyaro ahaan inaan dhibaatadii yaryareyd ee wadanka ka jirtay inaan daboolno.' - Iskaashi Qaran, waa dhallinyaro caawisa kuwa ka tabaryar - sida baalashlayaasha. 

'After the Soobe bombing we decided to meet some of the basic needs as members of this community.' - The National cooperation is a group of young people who help the less fortunate - like shoe-polishers.