Home. \\ Categories. \\ News.

SOMALIS SHOULD FARM AND STOP BEGGING - SOOMAALIDU BEERAHA HA FALATO

07 Jan , 2018.

'Nin dhulkaan haysta oo barwaaqadaan Ilaahay siiyay tabcan kara ayaa bajaaj wada mise kaar u taagan meel bishii $80 Dollar la siiyo.' - Abdifataax, waa beeraley dhiirri gelinaya in Soomaalidu isku fillaato.