Home. \\ Categories. \\ News.

BULSHADA REER BALCAD OO KA CABANAYA ISBITAAL LA'AAN

04 Feb , 2018.

"Walaalihiin, hooyooyinkiin iyo dumarkiina dhiig baxa u dhimanaya wax kasoo qabta," - Waa Caasho Aadan Kibaar oo ka codsanaysa qurba joogta reer Balcad a inay dhisaan Isbitaalka Guud ee magaalada.