Home. \\ Categories. \\ News.

NACIIMA ABWAAN QORAN

04 Feb , 2018.

Naciima Abwaan Qorane waxaa loo xidhay baraarujinta bulshada Soomaaliyeed. Sida maansadan oo kale. Inaad muujiso jacaylka dadkaaga ma dambibaa? #FreeNaciimaAbwaan