Home. \\ Categories. \\ News.

WADADA LAAMIGA AFGOOYE OO LA DHISAYO - REBUILDING TARMAC ROAD IN AFGOOYE

07 Feb , 2018.

Wadada laamiga ee Afgooye oo dib loo dhisayo. Dhaqaalaha ku baxaya, oo ka badan $2 malaayiin oo Doollar, intiisa badan waxaa bixiyay Soomaali. Iskaashibaa horumar lag gaadhaa.