Home. \\ Categories. \\ News.

Saxmadda Hargeysa - Traffic jam in Hargeysa

23 Mar , 2016.

Saxmadda Hargeysa: Shacabka oo ka cabanaya is dhex socodka dadka, dameeraha iyo baabuurta; kana codsanaya dawladda hoose in ay xal u hesho dhibka.

Hargeysa traffic jam: Residents are frustrated that people, donkeys and vehicle use the same space; they are calling on local authorities to find a solution.