Home. \\ Categories. \\ Opinion.

Sheekh Cusmaan: Soomaalida qurbaha guryaha ha iibsadaan

11 Apr , 2016.

Bulshada Soomaaliyeed ee dunida galbeedka ku nool, haka baxaan reer guuraaga. Guryo ha ka iibsadaan waddamada ay daganyihiin, waa talada Sheekh Cismaan Cali.

The Somali communities who live in the western world should stop moving around. They should buy houses in the countries they have settled, advices Sheekh Cismaan Cali.