Home. \\ Categories. \\ News.

Reer Wadajir oo dawarsiga diiday - Wadajir residents show self-reliance

11 Apr , 2016.

Reer Wadajir oo tusaya Bulshada Soomaaliyeed in haddii la isku tashado horumar la gaadhi karo. Waxay dhisayaan waddo - iyagoo aan gargaar waydiisannin shisheeye -  dhaqaale ay iska uruuriyeen bay ku hawl galeen.  

Wadajir residents show how can Somalis achieve a lot if they come together. The community is building a road - not with foreign aid - but with their own money.