Home. \\ Categories. \\ Interview.

Khilaafka Sheekhyada Leicester - Conflict between Sheekhs in Leicester

11 Apr , 2016.

Khilaafka culimada Soomaaliyeed ee Leicester wuxuu gaadhay heer aan salaanta Islaamka la’iska qaadin, aroosyada lagu kala tago, aaska la isku qabsado - janaazadana aan lawada tukanin. Waxaa laga filayay inay bulshada u horseedaan wanaagga laakiin jahawareer iyo kala qaybsanaan bay keeneen.

The conflict between Somali Ulimas in Leicester is so bad that they don’t greet each other, refuse to attend same weddings and even fight at burials and don’t perform janaaza together. Somali Sheekhs were supposed to be positive role models for the society but they are creating confusion and division.