Home. \\ Categories. \\ News.

NGO-yada shisheeye iyo takooridda Soomaalida - International NGOs discriminating against Somalis.

11 Apr , 2016.

NGO-yadu caalamiga ee jooga Soomaaliya ma danyartay caawiyaan mise diintooday fidiyaan? Warbaahinta Dalsoor waxay ogaatay in qaar ka mid ah hay’adaha shisheeye ee ka hawlgala Soomaaliya ay go’aansadeen in ayna shaqaalaysiinnin qof aan Christian ahayn. 

Are international NGOs in Somalia helping the poor or spreading their religion? Dalsoor can reveal that some of the foreign charities operating in Somalia have a policy not to hire anyone who’s not a Christian.